(Sawirro) Belad-weyne oo sanad gudihiis qarka u saaran fatahaadii Saddexaad

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo ay wehliyaan agaasimayaal ka socday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  guddiga ka hortagga fatahaadda Beledweyne ayaa waxay  kormeereen goobaha uu ka soo jabsado wabiga Shabeelle xilliyada uu wado biyaha aadka u badan . Masuuliyiinta ayaa kormeer indho-indheyn ah ku sameeyay dhammaan goobaha laga cabsi qabo inuu markale … Continue reading (Sawirro) Belad-weyne oo sanad gudihiis qarka u saaran fatahaadii Saddexaad